Samuu'eel Kowaad 6:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwanu waa kasoobaxyadii dahabka ahaa ee reer Falastiin Rabbiga ugu celiyeen qurbaan xadgudub aawadiis; Ashdood aawadeed mid baa loo celiyey, Gaasa aawadeedna mid, Ashqeloon aawadeedna mid, Gad aawadeedna mid, Ceqroon aawadeedna mid;

Samuu'eel Kowaad 6

Samuu'eel Kowaad 6:15-18