Samuu'eel Kowaad 6:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo gaadhigiina wuxuu soo galay beertii Yashuuca kii reer Beytshemesh, oo wuxuu istaagay meel dhagax weynu ku yiil; oo intay qoryihii gaadhiga jeexjeexeen ayay sacihiina Rabbiga ugu bixiyeen qurbaan la gubo aawadiis.

Samuu'eel Kowaad 6

Samuu'eel Kowaad 6:7-20