Samuu'eel Kowaad 5:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse gacantii Rabbigu way ku cuslayd reer Ashdood, wuuna baabbi'iyey iyagii, oo wuxuu kasoobaxyo ku soo daayay Ashdood iyo xuduudkeeda oo dhanba.

Samuu'eel Kowaad 5

Samuu'eel Kowaad 5:1-12