Samuu'eel Kowaad 5:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintii dambe markii kuwii reer Ashdood aroor hore kaceen waxay arkeen Daagoon oo wejiga ugu dhacay sanduuqii Rabbiga hortiisa. Markaasay Daagoon qaadeen oo meeshiisii qotomiyeen.

Samuu'eel Kowaad 5

Samuu'eel Kowaad 5:1-5