Samuu'eel Kowaad 4:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Falastiinna markay maqleen dhawaaqii qaylada ayay yidhaahdeen, Dhawaaqa qaylada weyn ee xeradii Cibraaniyadii ka baxaya micnihiisu waa maxay? Markaasay garteen inuu sanduuqii Rabbigu xeradii dhex yimid.

Samuu'eel Kowaad 4

Samuu'eel Kowaad 4:1-11