Samuu'eel Kowaad 4:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Falastiinna waxay weerar isugu soo diyaariyeen reer binu Israa'iil; oo markii ay dagaalkii isugu yimaadeenna reer binu Israa'iil waa la jebiyey reer Falastiin hortooda; oo waxay ciidankii berrinka joogay ka laayeen afar kun oo nin.

Samuu'eel Kowaad 4

Samuu'eel Kowaad 4:1-11