Samuu'eel Kowaad 4:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ninkii wuxuu Ceelii ku yidhi, Anigu waxaan ahay kii ciidankii ka soo baxay, oo maantaan ciidankii ka soo cararay. Markaasuu yidhi, Wiilkaygiiyow, sidee bay xaaladdu u dhacday?

Samuu'eel Kowaad 4

Samuu'eel Kowaad 4:13-22