Samuu'eel Kowaad 4:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay reer Falastiin dirireen, reer binu Israa'iilna waa la jebiyey, oo midkood waliba wuxuu ku cararay teendhadiisii. Oo maalintaas waxaa la laayay dad aad u badan; waayo, reer binu Israa'iil waxaa ka le'day soddon kun oo nin oo lug ah.

Samuu'eel Kowaad 4

Samuu'eel Kowaad 4:8-14