Samuu'eel Kowaad 31:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay madaxii ka gooyeen, oo hubkiisiina way ka furteen, oo waxay u cid direen dalkii reer Falastiin oo ku wareegsanaa inay u wargeeyaan gurigii sanamyadooda iyo dadkiiba.

Samuu'eel Kowaad 31

Samuu'eel Kowaad 31:1-13