Samuu'eel Kowaad 31:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Falastiinna aad bay u eryadeen Saa'uul iyo wiilashiisii, markaasaa reer Falastiin waxay dileen Yoonaataan, iyo Abiinaadaab, iyo Melkiishuuca oo ahaa Saa'uul wiilashiisii.

Samuu'eel Kowaad 31

Samuu'eel Kowaad 31:1-5