Samuu'eel Kowaad 31:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waxaa kacay raggii xoogga lahaa oo dhan, oo habeenkii oo dhan ayay sii guuraynayeen, markaasay Beytshaan derbigiisii ka soo qaadeen Saa'uul meydkiisii iyo meydadkii wiilashiisa, kolkaasay yimaadeen Yaabeesh, oo halkaasay ku gubeen.

Samuu'eel Kowaad 31

Samuu'eel Kowaad 31:11-13