Samuu'eel Kowaad 30:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uud iyo raggiisiina markay magaaladii yimaadeen, waxay arkeen iyadoo la gubay, oo naagahoodii iyo wiilashoodii iyo gabdhahoodiiba loola wada tegey maxaabiis ahaan.

Samuu'eel Kowaad 30

Samuu'eel Kowaad 30:1-4