Samuu'eel Kowaad 30:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uudna wuxuu u yimid labadii boqol oo nin oo intay daaleen Daa'uud raaci kari weyday, oo ay durdurkii Besoor agtiisa kaga tageen, oo iyana waxay u soo baxeen inay ka hor tagaan Daa'uud iyo dadkii la jiray; oo Daa'uudna markuu dadkii u soo dhowaaday ayuu nabdaadiyey.

Samuu'eel Kowaad 30

Samuu'eel Kowaad 30:16-28