Samuu'eel Kowaad 30:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxba kama maqnayn iyagii, wax yar iyo wax weyn toona, ama wiilal iyo gabdho toona, ama booli iyo wixii ay la tageen oo dhan toona; oo Daa'uudna wuu soo wada celiyey kulligood.

Samuu'eel Kowaad 30

Samuu'eel Kowaad 30:16-27