Samuu'eel Kowaad 3:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Samuu'eel iska jiifsaday ilaa subaxdii, oo dabadeedna wuxuu furay gurigii Rabbiga albaabbadiisii. Oo Samuu'eelna waa ka cabsaday inuu Ceelii muujintii u sheego.

Samuu'eel Kowaad 3

Samuu'eel Kowaad 3:7-20