Samuu'eel Kowaad 3:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaan isaga u sheegay inaan reerkiisa weligiis u xukumayo dembigii uu ogaa, maxaa yeelay, wiilashiisii inkaar bay isku rideen, oo isna kama uu joojin iyagii.

Samuu'eel Kowaad 3

Samuu'eel Kowaad 3:10-14