Samuu'eel Kowaad 3:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu Samuu'eel ku yidhi, Bal eeg, waxaan reer binu Israa'iil ku dhex samaynayaa wax ku alla kii maqlaaba uu ka nixi doono.

Samuu'eel Kowaad 3

Samuu'eel Kowaad 3:6-18