Samuu'eel Kowaad 29:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud iyo raggiisiiba aroor hore keceen, si ay subaxdii u tagaan, oo ay ugu noqdaan dalkii reer Falastiin. Oo kuwii reer Falastiinna kor bay ugu sii baxeen xagga Yesreceel.

Samuu'eel Kowaad 29

Samuu'eel Kowaad 29:2-11