Samuu'eel Kowaad 28:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Samuu'eelna mar hore wuu dhintay, oo reer binu Israa'iil oo dhammuna way u baroorteen, waxayna ku aaseen Raamaah taasoo ahayd magaaladiisii. Saa'uulna wuu wada eryay kuwii ruuxaanta lahaa iyo saaxiriintii oo dhan, oo dalka wuu ka wada saaray.

Samuu'eel Kowaad 28

Samuu'eel Kowaad 28:1-4