Samuu'eel Kowaad 28:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waan ku baryayaaye, bal adna codkayga maqal anoo addoontaada ah, oo in yar oo kibis ah aan hortaada dhigo, oo adna cun si markaad tagtid aad xoog u yeelatid.

Samuu'eel Kowaad 28

Samuu'eel Kowaad 28:21-25