Samuu'eel Kowaad 28:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhtigaas reer Falastiin ciidammadoodii oo dhan dagaal bay u soo urursadeen inay reer binu Israa'iil la diriraan. Aakiishna wuxuu Daa'uud ku yidhi, Ogow inaad adiga iyo raggaaguba dagaalka ii raacaysaan.

Samuu'eel Kowaad 28

Samuu'eel Kowaad 28:1-3