Samuu'eel Kowaad 27:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud dalkii weeraray, oo nololna kuma uu dayn nin iyo naag toona, wuxuuna la tegey idihii, iyo dibidii, iyo dameerrihii, iyo geelii, iyo dharkii, dabadeedna wuu soo noqday, oo Aakiish u yimid.

Samuu'eel Kowaad 27

Samuu'eel Kowaad 27:6-12