Samuu'eel Kowaad 27:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maalintaasaa Aakiish siiyey Siiqlag, oo sidaas aawadeed Siiqlag ilaa maanta waxaa iska leh boqorrada dalka Yahuudah.

Samuu'eel Kowaad 27

Samuu'eel Kowaad 27:1-9