Samuu'eel Kowaad 27:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud kacay oo gudbay, isagii iyo lixdii boqol oo nin ee isaga la joogay, oo waxay u yimaadeen Aakiish oo ahaa ina Maacoog, kaasoo ahaa boqorkii Gad.

Samuu'eel Kowaad 27

Samuu'eel Kowaad 27:1-5