Samuu'eel Kowaad 26:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Saa'uul soo degay buurtii Xakiilaah, taasoo lamadegaanka ku hor taal, waddadana ku dhinac taal. Laakiinse Daa'uud cidladuu joogay, oo wuxuuna arkay in Saa'uul cidlada uga soo daba galay.

Samuu'eel Kowaad 26

Samuu'eel Kowaad 26:1-9