Samuu'eel Kowaad 26:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbiguna nin walba wuu ka abaalmarin doonaa xaqnimadiisa iyo aaminnimadiisa, waayo, Rabbigu maanta gacantayduu kugu soo riday, aniguse ma aan doonaynin inaan gacantayda u qaado Rabbiga kiisa subkan.

Samuu'eel Kowaad 26

Samuu'eel Kowaad 26:14-25