Samuu'eel Kowaad 26:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uudna wuxuu yidhi, Rabbiga noloshiisaan ku dhaartaye, waxaa isaga dili doona Rabbiga, ama maalintiisii baa iska iman doonta, amase dagaal buu geli doonaa markaasaa la dili doonaa.

Samuu'eel Kowaad 26

Samuu'eel Kowaad 26:5-13