Samuu'eel Kowaad 25:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haatan waxaan maqlay inaad haysatid kuwo ido xiira; adhijirradaadiina way nala joogayeen, oo annana waxba ma aannu yeelin, oo innaba wax kama dhinnayn intii ay Karmel joogeen oo dhan.

Samuu'eel Kowaad 25

Samuu'eel Kowaad 25:2-8