Samuu'eel Kowaad 25:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markaas ma nixi doontid, qalbigaaguna kuuma xumaan doono dhiig aad sababla'aan u daadisay, iyo aarsasho; oo markii Rabbigu si wanaagsan kuula macaamiloodo, sayidkaygiiyow, bal markaas i soo xusuuso, anoo addoontaada ah.

Samuu'eel Kowaad 25

Samuu'eel Kowaad 25:29-35