Samuu'eel Kowaad 25:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay waxay raggeedii dhallinyarada ahaa ku tidhi, Taga oo iga hor mara, oo anna waan idinka daba imanayaa. Laakiinse waxba uma ay sheegin ninkeedii Naabaal.

Samuu'eel Kowaad 25

Samuu'eel Kowaad 25:13-21