Samuu'eel Kowaad 25:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waxaa dhintay Samuu'eel, reer binu Israa'iil oo dhammuna way isu soo wada urureen oo u baroorteen, oo waxay isagii ku dhex aaseen gurigiisii Raamaah ku yiil. Daa'uudna wuu kacay oo ku dhaadhacay cidladii Faaraan.

Samuu'eel Kowaad 25

Samuu'eel Kowaad 25:1-2