Samuu'eel Kowaad 24:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uudna mar dambuu kacay oo bohoshii ka soo baxay, oo wuxuu ka daba qayliyey Saa'uul, oo ku yidhi, Sayidkaygiiyow, boqorow. Oo Saa'uulna markuu dib dhugtay ayaa Daa'uud wejiga dhulka saaray, wuuna sujuuday.

Samuu'eel Kowaad 24

Samuu'eel Kowaad 24:5-12