Samuu'eel Kowaad 24:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wuxuu raggiisii ku yidhi, Rabbigu ha iga fogeeyo inaan waxan ku sameeyo sayidkayga kaasoo ah Rabbiga kiisa subkan, iyo inaan isaga gacanta u qaada, maxaa yeelay, wuxuu yahay Rabbiga kiisa subkan.

Samuu'eel Kowaad 24

Samuu'eel Kowaad 24:1-8