Samuu'eel Kowaad 24:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wuxuu yimid xeryihii idaha oo jidka ku ag yiil, oo halkaasna waxaa ku tiil bohol; markaasaa Saa'uul halkaas u galay inuu cagihiisa qariyo aawadeed. Haddaba Daa'uud iyo raggiisiiba waxay ku jireen bohosha meelaha ugu sii hooseeya.

Samuu'eel Kowaad 24

Samuu'eel Kowaad 24:1-4