Samuu'eel Kowaad 24:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eeg, aabbow, bal eeg haddana darafkii khamiiskaaga oo gacantayda ku jira, waayo, waxaan gooyay darafkii khamiiskaaga, kumana diline, haddaba ogow inayan gacantayda ku jirin shar iyo xadgudub toona, oo anna kuguma aanan dembaabin, in kastoo aad naftayda u gaadaysid inaad iga qaaddid.

Samuu'eel Kowaad 24

Samuu'eel Kowaad 24:6-18