Samuu'eel Kowaad 24:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkii Saa'uul ka soo noqday kuwii reer Falastiin oo uu raacdaysanayay ayaa loo soo sheegay oo lagu yidhi, Daa'uud cidlada Ceyn Gedii buu joogaa.

Samuu'eel Kowaad 24

Samuu'eel Kowaad 24:1-4