Samuu'eel Kowaad 23:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uudna wuu ogaa in Saa'uul belaayo la damacsan yahay; markaasuu wadaadkii Aabyaataar ahaa ku yidhi, Halkan eefodka keen.

Samuu'eel Kowaad 23

Samuu'eel Kowaad 23:4-12