Samuu'eel Kowaad 23:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaas daraaddeed Saa'uul wuu ka noqday Daa'uud kii uu eryanayay, oo wuxuu u kacay kuwii reer Falastiin, sidaas aawadeed waxay meeshaas u bixiyeen Selac Hammaxleqood.

Samuu'eel Kowaad 23

Samuu'eel Kowaad 23:20-29