Samuu'eel Kowaad 23:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay Saa'uul hor mareen, oo ay u kaceen xagga Siif, laakiinse Daa'uud iyo raggiisiiba waxay joogeen cidlada reer Maacoon ku dhex taal Caraabaah ee lamadegaanka xaggiisa koonfureed ku taal.

Samuu'eel Kowaad 23

Samuu'eel Kowaad 23:19-29