Samuu'eel Kowaad 23:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Saa'uul waxaa Gibecaah ugu yimid reer Siif, waxayna ku yidhaahdeen, Daa'uud miyaanu ku dhuuman dhufaysyada dalkayaga duurka ku yaal, oo ku dhex yaal buurta Xakiilaah, oo lamadegaanka xaggiisa koonfureed ku taal?

Samuu'eel Kowaad 23

Samuu'eel Kowaad 23:9-28