Samuu'eel Kowaad 23:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uudna wuxuu degganaa dhufaysyada cidlada ku yiil, oo wuxuu iska joogay dalka buuraha leh ee cidlada ah ee Siif. Oo Saa'uul baa doondooni jiray maalin kasta, laakiinse Ilaah gacanta uma soo gelin.

Samuu'eel Kowaad 23

Samuu'eel Kowaad 23:10-19