Samuu'eel Kowaad 22:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa boqorku u cid diray in loo yeedho wadaadkii Axiimeleg ee ahaa ina Axiituub, isagii iyo reerkii aabbihiis oo dhanba, kuwaas oo ahaa wadaaddadii Nob joogay; oo iyana kulligood boqorkii bay u yimaadeen.

Samuu'eel Kowaad 22

Samuu'eel Kowaad 22:3-13