Samuu'eel Kowaad 21:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud kacay, oo maalintaas wuxuu u cararay cabsi uu Saa'uul ka qabay aawadeed, oo wuxuu u tegey Aakiish oo boqorkii Gad ahaa.

Samuu'eel Kowaad 21

Samuu'eel Kowaad 21:1-15