Samuu'eel Kowaad 20:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed anoo addoonkaaga ah ii roonow; waayo, adigu waxaad ila dhigatay axdi xagga Rabbiga ah. Laakiinse haddaan dembi galay, adiguba i dil; bal maxaad aabbahaa iigu geeynaysaa?

Samuu'eel Kowaad 20

Samuu'eel Kowaad 20:4-17