Samuu'eel Kowaad 20:38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana Yoonaataan wuxuu ka soo daba dhawaaqay wiilkii oo ku yidhi, War dheeree oo dhaqso oo ha joogsan. Markaasaa Yoonaataan yarkiisii soo ururiyey fallaadhihii oo sayidkiisii u yimid.

Samuu'eel Kowaad 20

Samuu'eel Kowaad 20:34-42