Samuu'eel Kowaad 20:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wiilkii yaraa ku yidhi, Orod hadda oo soo doondoon fallaadhaha aan ganayo. Oo intii yarkii sii ordayay ayuu fallaadh shishadiisa ku ganay.

Samuu'eel Kowaad 20

Samuu'eel Kowaad 20:30-42