Samuu'eel Kowaad 20:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yoonaataanna miiskuu kala kacay cadho kulul, oo bisha maalinteedii labaadna waxba ma cunin, waayo, wuxuu u calool xumaaday Daa'uud aawadiis, maxaa yeelay, aabbihiis baa ceeb ku sameeyey.

Samuu'eel Kowaad 20

Samuu'eel Kowaad 20:29-40