Samuu'eel Kowaad 20:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yoonaataanna wuxuu Daa'uud ku yidhi, Kaalay oo ina keen aan duurka tagnee. Oo labadoodiiba waxay tageen duurka.

Samuu'eel Kowaad 20

Samuu'eel Kowaad 20:3-14