Samuu'eel Kowaad 20:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud wuxuu ka cararay Naayood oo Raamaah ku taal, oo intuu Yoonaataan u yimid ayuu ku yidhi, War maxaan sameeyey? Oo dembigaygu waa maxay? Oo dembiga aan aabbahaa ku sameeyey ee uu naftayda u doonayaa waa maxay?

Samuu'eel Kowaad 20

Samuu'eel Kowaad 20:1-10