Samuu'eel Kowaad 2:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo miskiinka ciidduu ka kiciyaa, Oo ka baahanna tuulmada digada ayuu kor uga qaadaa, Si uu amiirrada ula fadhiisiyo, Oo ay carshiga ammaanta u dhaxlaan; Waayo, tiirarka dhulka Rabbigaa leh, Oo dunidana iyaguu saaray.

Samuu'eel Kowaad 2

Samuu'eel Kowaad 2:6-9